Daawo Muuqalka”Sheekh Barbaraawi Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalada Dhex Mara Qabaa’ilka
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel Afweyn isla markaana khudbada Jumce kaga jiray Masjid magaalada Ceel Afweyn ku yaala ayaa waxaa uu ka ga Hadley dhibaatada ay leedahay dagaalada Qabiilada dhex mara