“Waxaan La Kulmay Caqabado Badan Sidii Aan Madaxweynaha Buugan U Gudoonsiin Lahaa ..” Gabadh Buug Ka Qortay Taariikhda Madaxweynaha”Daawo Muuqal
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Najma Maxamuud oo ah gabadh aad u da, yar isla markaana buug ka qortey Taariikhda madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay sheegtay in sidi ay buugan madaxweynaha u gudoonsiin laheyd ay la kulantey caqabado badan