Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Sida Fiinta Uga Qeyliyey Qalab Ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Rakibeyso
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jaamac Hilaac xoghayaha boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley qalab ay rakibeyso wasaarada boosaha Somaliland taas oo uu sheegay in qalabkaas ay ku baxeyso lacag dhan 10 Milyan oo Dollar