“Xukuumada Muuse Biixi Sharci Kuma Dhisna ..” Xil Xusen Axmed Ceydiid”Daawo Muuqal
December 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku dhisneen wax sharci ah , balse ay ku dhisan tahay Digreeto ka soo baxday caqliga Madaxweyne Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Tb4H4DIAz3s
Berberatoday.com