Daawo Muuqalka”Warshad Hargeysa Ku Taal Oo Sharaabkeedu Wasakhoobay & Xukuumadda Somaliland Oo Go’aa Ka Gaadhay
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Haaya’dda Dhawrista Somaliland ayaa sheegay in kadib baadhitaan ay dalka dibadiisa ku soo sameyeen ay ku ogadeen ay sharaab ay soo saarto shirkada U-Fresh ay ku ogaaden in sharaabkaas ay ku jiraan waxyaano wasakheysan isla markaana ay go,aansadeen in suuqa dib looga soo uruuriyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/fKM-JQVOKNk
Berberatoday.com