Daawo Muuqalka”Xildhibaan Reer Sool Oo Si Adag Uga Hadlay Qodabadi Jigjiga Kaso Baxay Ee Nabadeyta Beelaha Konfurta Sool
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Jaamac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda gobalka Sool ayaa waxa uu ka Hadley qodobadii ka soo baxay shirkii nabadeynta ee Jig jiga ee lagu heshiinayey beelihiii dhawaan isku dilay konfurta gobalka Sool
Xildhibaanka ayaa qodobadaasi si diiran u soo dhaweeyey isla markaana ugu baaqay inay labada dhinac ba fuliyaan waxii lagu xukumay