Maxaa Hortaagan Dhismaha Dekadda Shirkada DP World Heshiiska Ku Gashay Ee Dhagaxeeda La Dhigay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba sanno ka hor ayey aheyd markii xukumadii hore ee Kulmiye ay heshiis la gashay shirkada Dp World isla markaana ay si rasmi ah ugu wareejisay maamulkii dekada Berbera
Qodobadii ay ku heshiyeen Somaliland iyo Dp World waxaa ka mid ah in shirkadu ay dhisto dekad labaad oo dhismaheedu yahay 400 Miter kaas oo aan ila hada aan la bilaabin , waxaana aanu warbixintan idinku soo gudbin doona maxaa heshiis kaas hor taagan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan