berberatoday.com
“Si Cisbitaalka Guud Loo Aamino Waa Inaan Madaxda Dibadda Loola Cararin Markay Bukoodaan. Maanta Laga Bilaabo Wasiirka Iyo Agaasimaha Xanuunsada Waa In Cusbitaalka La Keena”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Cisbataalka Guud Ee Hargeysa Dhisme Ka Dhagax Dhigay
December 9, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka ka soo baxay xafiiskiisa shaqo ee qasriga madaxtooyada Somaliland .

 

Madaxweynaha ayaa ugu  horeyn waxaa uu yimid cisbitaalka guud ee Hargeysa halkaas oo uu dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhin doono cisbitaalka Hargeysa .

Madaxweynaha oo  dhagax dhigaas khudbad ka jeediyey waxaa uu sheegay in maanta la bilaabo in wasiirkii iyo agaasimihii xanuusada ee xukuumada la keeni doono cisbitaalka Hargeysa oo aan dibad loola carari doonin waxaana uu yidhi

“ Si cisbitaalka guud loo aamino , waa in aan madaxda dibadda loola cararin markay bukoodaan. Maanta laga bilaabo wasiirka iyo agaasimaha xanuunsada waa in cusbitaalka la keena”  Ayuu yidhi

Sidoo kale madaxweyne ayaa u sii dhaafay ka qeyb galka carwadii 8 aad ee Somaliland oo hada xafladeedu ay ka socoto hotel Guuleed , halkaas oo la filaayo inuu khudbad ka jeediyo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews