Xisbiga Waddani Oo Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Ku Eedeyey Qabyaalad Iyo Sharci Jabin Uu Sameeyey”Daawo Muuqal
December 9, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ku eedeyey in sifo sharci daro ah ku bixiyey Parking Cusub oo loo sameynaayo madaarka diyaaradaha Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan