Daawo Muuqalka”Wararkii Ugu Danbeeyey Mooshinka Madaxweyne Farmaajo Lagu Gudbiyey Iyo Danbiyada Lagu Eedeeyey
December 10, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano ka badan 92 xildhibaan ayaa waxaa ay mooshin ka gudbiyeen madaxweynaha dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay ku eedeyeen in uu sameeyey arimo qaran nimada Somaliya duminaya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/jiUYjSDx8Ss?t=9
Berberatoday.com