Daawo Muuqalka”Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani Oo Madal Hadallo Kulul Isku Waydaarsaday
December 11, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha cadaalada xisbiga Waddani iyo Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa ay madal lagaga hadlaayey xaquuqda haweenka ay isku weydaarsadeen hadalo kulul
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com