berberatoday.com
Somaliland: Haweenka Hanka Siyaaadeed leh oo Wasaaradda Qoysku Hargeysa kulan ugu Qabatay
December 11, 2018 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-axaa magaalada Hargeysa lagu qabtay Kulan balaadhan oo looga hadlayay doorka Haweenka ee ka mid noqoshada Siyaasada Somaliland.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo Qoyska ayaa waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka socda Xukuumada, Xisbiyada qaranka, Xildhibaano, Haween, Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo marti sharaf kale

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews