Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku XIgeenka Somaliland Oo Dhaliilo U Jeediyey Jaamacadaha Dalka
December 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu dhaliilo u jeediyey jaamacadaha dalka oo uu ku sifeeyey qaar aad moodo inay tiro ku tartamaan balse aaney ku tartamin wax tayo ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan