berberatoday.com
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Mooshinka Farmajo Laga Keenay
December 12, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya.

 

Qoraalka ayaa oo ku socday dhamaanba xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in mooshinkan ay soo gudbiyeen xildhibaanno gaarayan 92 xildhibaan sidaa daraadeed la waafajin doono sharciga iyo xeer hoosaadka u yaala Golaha Shacabka.

Warka ka soo baxay guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa u muuqda mid jawaab u ah qoraalkii uu shalay soo saaray xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo sheegay oo in uu jabay mooshinka kaddib markii uu soo buuxin waayay tiradii loo baahnaa.

Halkan Hoose Ka Akhriso Qoraalka guddoomiyaha Golaha Shacabka 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews