berberatoday.com
Toogasho Khasaare Nafeed Sababtay Oo Ka Dhacday Dalka Faransiiska
December 12, 2018 - Written by Berbera Today

France(Berberatoday.com0-Laba qof ayaa dhimatay, 11 kalana waa ay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Strasbourg ee bariga dalka Faransiiska, booliska ayaa sidaasi sheegay

 

Nimanka hubaysan waa ay badanyihiin, ayay intaasi ku dareen boolisku.

Toddobo ka mid ah dadka uu dhaawaca soo gaary ayaa la sheegay in ay xaaladooda ay aadc u liidato.

Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Fransiiska ayaa dhacadada ku tilmaamay xaalad amni darro ah waxa uuna dadka deegaanka ugu baaqay in ay guryahooda ku nagaadaan.

Toogashada ayaa la sheegay in ay ka dhacday meel u dhaw suuq looga dukaameeysanayay agabka loogu tala galay ciidda masiixiyiinta.

Peter Fritz oo goob jooge ahaa ayaa BBC-da u sheegay in uu maqlayay dhawaqa rasaasta uuna arkay qof la toogtay oo yaalla buundada. Waxa uu yidhi waxaan isku dayay in aan soo badbaadiyo balse mayd ayuu ahaa.

Warar qaar oo aan la xaqiijin ayaa sheegay in Saddex qof ay dhinteen.

Weriye maxalli ah oo lagu magacaabo Bruno Poussard ayaa bartiisa Twitter-ka ku qoray in uu maqlay raas badan oo lagu furay waddadii uu ku sugnaa- waxa uu yiri markii hore 1ama laba xabadood ayay ku bilaabatay kadibna baas ayay isku bedeshay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews