berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Udigtay Shirkad Chinese Ah Oo Dawlada Xamar Ruqsad Usiisay Badeeda
December 12, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn heshiiska dawladda Soomaaliya ruqsada ku siisay shirkad kalluumaysi oo Shiinaha laga leeyahay.

Gaafaadhi, ayaa sheegay in shirkaddaasi aanay soo gelikarin badda Somaliland.

Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkaddaasi bixinayso 1 milyan oo dollar taas oo lagu shubayo Baanka dhexe ee Soomaaliya.

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya Cabdi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in xeebaha Somaliland ku jiraan kuwa ay Kalluumaysata Ajaanibka ah ay u fasaxeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews