berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Ka Bad Baadey Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Oo Laga Keenay
December 13, 2018 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Britain Theresa May ayaa ka badbaadday cod kalsooni ah oo loo qaaday. Ms. May ayaa xilka sii joogi doonta, mar dambana aan la kulmi doonin loollan dhinaca hogaaminta ah ilaa muddo sanad ah.

 

May ayaa Arbacadii shalay heshay 200 oo ogolaatay iyo 117 diiday codadkii xisbigeeda Conservative-ka

Kulan albaabadu u xiran yihiin oo sharci dejiyeyaasha Conservative-ku ay yeesheen, ka hor intaan codka la dhiiban, ayaa May ay ka sheegay in xilka ay ka degi doonto ka hor doorashada la filayo in ay qabsoonto 2022, talaabadaas oo loo malaynayo inay ku caawisay inay hesho codadka sharci dejiyeyaashii aan markii go’aansan dhanka ay u codan lahaayeen, codbixintaas oo qarsoodi ahayd.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews