“Waryaa Muddo Kordhin Waa La Sameynayaa …” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
December 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii ay doorashadii ay wakhtigeedii ku qabsoomi weyday
Gudoomiyaha ayaa dib u dhaca doorashooyinkaas waxaa uu dusha u saarey hogaamiyayaasha xisbiyada qaranka Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/795976p6GDY?t=2