berberatoday.com
Ardayda Maqalka Naafada Ka Ah Oo Isku Soo Bax ka Dhigay Magaaladda Boorama
December 15, 2018 - Written by Berbera Today

Borama(berberatoday.comArdayda maqalka naafadda ka ah ee dhagooleyaasha ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada Boorama, waxaanay diidanayeen maamulka dugsigoodoo oo ay sheegeen in aanu aqoon farta dhagooleyaasha.

Ardaydan ayaa boodhadh ay ku xardhan yihiin cabashadoodda ku soo bandhigay, waxaanay sheegeen in la takooreyo oo maamulka la keenay dugsigoodda aanu ahayn mid ay is fahmayaan.

 

Ardaydan isku soo baxa sameeyey ayaa dalbaday in dugsigoodda la ixtiraamo oo dawladdu aanay takoorin, waxaanay codsadeen in maamule fahmi kara loo keenno.

Waxa kale oo ay sheegeen in cabashadooda ula tageen wasaarada waxbarashada balse aan waxba looga qaban, waxaanay boodhadhka far waaweyn ku qoreen (Fadlan ha na takoorina )., waxaanay si weyn uga cadhoodeen in dacwadooda oo xafiisyo kala duwan gaadhsiiyey aan cidiba uga jawaabin.

Dhinaca kale, qaar ka mid ah wariyeyaasha ka hawlgalla magaalada Boorama ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay duubeen banaanbaxan ay ardayda dhagooleyaashu sameeyeen.

 

 

 

berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews