Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Baarlamaanka Xamar Oo war Cusub Kasoo Saaray Xaalada Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Xadhiga Mukhtaar Roobow
December 15, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatpday.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley Muqdisho ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Sh Mukhtaar Roobow oo uu ku sifeeyey muwaadin xaq u leh in la sii daayo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/uPqfHQ94A5w?t=5
Berberatoday.com