Maxay Ku Heshiyeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Eretria”Daawo Muuqalka
December 15, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Eretria ayaa magaalada Moqdisho ku yimid booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya , waxaana ay kala saxeexdeen heshiis-yo dhawr qodob ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/zB04FKdyUO4
Berberatoday.com