berberatoday.com
Wararkii U Dambeeyay Ee Baydhabo Xildhibaan Lagu DIlay Iyo Xaaladda Oo Cakiran
December 15, 2018 - Written by Berbera Today

Baydhaba(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhaw ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

yacquub

Xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabi jiray Cabdishakuur Yacquub ayaa dhinaca kalana ahaa guddoomiyaha guddiga Amniga Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dilka xildhibaanka ayaa ku soo beegamaya xili ay ka socdaan magaalada Baydhabo rabashado xoog leh oo ay dhigayaan dad ka carreysan xarigga Mukhtaar Rooboow, waxaana guud ahaan magaalada ka soconaya rabashado ay dhigayaan taageerayaasha Waddaadka xiran.

Xaalada magaalada ayaa wali cakiran ciidamada ayaa la daalaa-dhacaya sidii ay u xakameyn lahaayeen rabshadaha iyo dibadbaxyada ay dhigayaan dadka oo qaarkood hub kala hortagaya ciidamada.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews