berberatoday.com
Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey
December 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin tiradoodu dhan tahay 15-xubnood (Shan iyo toban) oo xilal ka haya hay’adaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa maanta lagu hor dhaariyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.

 

Masuuliyiintan oo kala ah wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, Mudane Cismaan Jaamac Aadan Iimaan, guddoomiyaha Baanka dhexe, Mudane Cali Ibraahim Jaamac Baqdaadi, xubno katirsan guddiyada Maamul-wanaagga, Dhawrista Tayada iyo Xuquuqal Insaanka, ayuu madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Guddoomiye-ku-xigeenka maxkamdda sare, ahna ku simaha guddoomiyaha, Garyaqaan Maxamed Cumar Geelle, waxana uu madaxweynuhu masuuliyiintan kula dardaarmay inay ilaaliyaan masuuliyadda culus ee dushooda saaran, kuna dedaalaan caddaaladda iyo sinnaanta, iyada oo madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) uu goob-joog ka ahaa dhaarta.

Image may contain: 5 people, people sitting, suit, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 7 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, suit, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 7 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoor

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews