Daawo Muuqalka”Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ICC Oo Nin Somaliyeeda
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ Md Cabdiqawi oo dalka Jabuuti maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa