Daawo Muuqalka”Waftigii Madax Dhaqameedka OROMODA Ahaa Ee Hargeysa Ku Sugan Oo War Ka Soo Saarey Colaada Deeganka MOOYAALE Ku Dhexmaraysa Somalida Iyo Oromada
December 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Oromo ah oo Hargeysa ku sugan ayaa waxaa ay war ka soo saareen colaada u dhaxeysa Soomalida iyo OROMODA ee deegaanka Mooyaale .
Madax dhaqameedkan oo saaka kulan la yeeshay golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay sheegen in colaada deegankaasi dhakhso loo soo afjari doono labada dhinac oo iskaashanaya .
ABAGADHAHA Guud ee OROMADA ee Hargeysa ku sugan ayaa sheegay in coladaasi ay ka faa.ideysanayaan dad ciil qabayaal uu ku sheegay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan