Daawo Muuqalka”Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
December 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay saaka iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada dhexe ee sanadka 2019-ka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Nivha82FWx4
Berberatoday.com