Daawo Muuqalka”Wasiir Saleeban Cali Koore Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Tilmaamay Cunsuri
December 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadal dhawan ka soo baxay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo uu ku eedeyey Boqor Burhan Boqorka Guud ee beelaha Daarood .
Wasiir Koore ayaa waxaa uu Faysal Cali Waraabe KU Tilmaamay siyaasi Cunsuri ah isla markaana Somaliland kala googoonaya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://youtu.be/bzmMuYhvDuI
Berberatoday.com