Hooyooyinka Ku Ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawlada Hoose H
December 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku hor ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland ayaa cabasho xoogan ka muujiyay masuuliyiinta Degmada 26-junne ee Dowlada Hoose, Iyagoo masuuliyiintaasi ku eedeeyay in ay si qasab ah uga rarayaan gootaasi ay ku ganacsadaan.