Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Ka Degay Dalka Suuriya
December 19, 2018 - Written by Berbera Today
Suuriya(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa waxaa uu ka degay caasimada dalka Suuriya ee Dimishiq , waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyey ee carbeed ee dalkaasi taga tan iyo intii ay dagalada Sokeeye ay dalkaasi ka bilowdeen