berberatoday.com
Xildhibaanada Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Madaxweyne Cusub Udoortay Masuul Farmaajo Ku Xidhan
December 19, 2018 - Written by Berbera Today

Baydhaba(Berberatoday.com)-Musharax Cabdicasiis Xasan Maxamed oo kamid ahaa musharixiinta xilka madaxweyne ee Koonfur galbeed ayaa ku guuleystay doorashada ka dhacday magaalada Baydhabo.

Tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada baarlamaanka Koonfur galbeed ayaa musharax Cabdicasiis Laftagareen uu helay codad dhan 101 cod sida ay shaaciyeen gudiga doorashada iyada oo musharixii Kusoo xigayna helay 22 cod oo kaliya.

Doorashadan oo qabsoomideeda uu muran badani hadhayay ayaa noqonaysa tii ugu horeysay oo ay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed ku doortaan madaxweyne cusub.

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa noqonaya madaxweynihii labaad ee soo mara maamulka Koonfur galbeed tan iyo markii la aas aasay maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Hadal kooban oo uu jeediyay Cabdicasiis Laftagareen ayuu ku tilmaamay maanta inay tahay maalin weyn oo taariiqi ah isagoo u mahadceliyay dhammaan xildhibaanada baarlamaanka Koofurgalbeed.

Cabdicasiis Laftagareen ayaa loo dhaariyay madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya afarta sano ee soo socota.

Sidoo kale Cabdicasiis Lafta gareen Madaxweynaha Cusub ee dawlad Goboleedka koonfur Galbeed ayay saaxiibo dhaw yihiin Madaxweynaha dawlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdulahi farmaajo oo la sheegay inuu gacan weyn kulaha guusha uu gaadhay Masuulkan oo ay isku xidhan yihiin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews