“Xisbiyadu Waa Inay Mar Walba Danta Umadda Eegaan”Xildhibaan Maxamed Wali Warame Cali
December 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Wali Warame Cali, oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay talaabo wanaagsan ku tilmaamay isfahanka ay ilaa hadda gaadheen Xisbiyadu, waxaanu sheegay inay Somaliland caan ku tahay xalinta khilaafaadka, waxaanu xusay in mar walba loo baahan wax ka qabashada tabashooyinka jira.