Daawo Muuqalka”Kominshanka Maamul Wanaaga Somaliland Oo Maanta Doortey Gudoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Cusub
December 20, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka la dagaalanka Musuq Maasuqa iyo maamul wanaaga Somaliland ayaa waxaa ay maanta doorteen Gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen Cusub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan