Guddiga Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Wakiillada Oo La Kulmay Hanti-dhowraha Guud Ee Qaranka
December 20, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoda)-Guddiga Ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta kulan la yeeshay Hanti-dhowraha guud ee Qaranka.
Kulankan oo Saxaafaddu dibedda ka joogtay intii uu socday waxa markii uu dhamaaday waxa Saxaafadda uga warramay Guddoomiyaha Guddiga ilaalinta iyo daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxaanu faahfaahiyey ujeeddada kulankaasi.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo