Dawlada Denmark Oo Shuruuc Ka Soo Saartay Muhaajiriinta
December 22, 2018 - Written by admin
Denmark(Berberatoday.com)-Dalka Denmark ayaa soo saaray sharci cusub oo ku qasbaya dadka qaadanaya dhalashada dalkaasi in maalinta la dhaarinayo ay gacan-qaadaan mas’uuliyiinta guddoonsiinaysa dhalashada.
Sharcigan ayaa macnihiisu yahay in dumarka qaadanaya dhalashada dalkaasi ay gacan qaadaan masuulka ninka ah ee guddoonsiinaya shahaadada, haddii uu nin yahay qofka dhalashada qaadanayana uu gacan qaado masuuliyiinta dumarka ah.
Arrintan ayaa loo arkaa inay tahay mid loola jeeedo dadka muslimka ah ee qaadanaya dhalashada dalkaasi