War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Moqdisho
December 22, 2018 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay magaalada Muqdisho.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qaraxa waxaana Dhawaqa Qaraxa oo xooganaa ayaa laga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana adag in la ogaado halka ay rasmi ahaan qaraxu kaga dhacay.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Bar Kantarool oo ku taala Tiyaatarka Qaranka Somaliland
Faah Faahin : Goor Dhaw la Soco