Daawo Muuqalka”Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Oo Ka Dayriyey Xaalada Jeelasha Somaliland Iyo Maxaabiista Ku Xidhan
December 23, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogahayaha cadaalada ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxaa uu si aad ah uga deyriyey xaalada jeelasha Somaliland iyo maxaabiista ku xidhanba
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/fYvl_IpGZ1Q
Berberatoday.com