“Iska Heesa , Isna Astura ..”Abwaan Axmed Saleebaan Bide OO Fanaaniinta Danbe Ee Anshaxa Xun Fariin Waayeelnimo Uidiray”Daawo Muuqal
December 23, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Axmed Saleeban Bide oo ka mid ah abwaanada Soomalida ugu caansan isla markaana fanka ku soo jiray muddo ka badan 50 sanno ayaa waxaa uu waano iyo dardaaran u diray hablaha heesa iyaga oo aan astur neyn sida Deeqa Afro oo kale oo iyadu lama arag iyo lama maqal soo bandhigtay meel kasdhac iyo fadeexad foolxuna usoo jiday fankii Somalida