“Shirkii Jabuuti Wuxuu Ahaa Mid Lagu Shirqoolayey Somaliland”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami
December 23, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu maanta ka Hadley shirkii dooda ahaa ee dhawaan aqoon yahanada Somalida ugu qabsoomay dalka Jabuuti .
Siyaasi Cadami ayaa waxaa uu shirkaas ku tilmaamay mid lagu shirqoolaayey Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan