Somaliland Oo Mudo Bil Kadib Ah War Kasoo Saartay Go.aankii Wamada Badda Cas
December 24, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa muddo bil ah ka dib waxaa ay war ka soo saartey go,aankii ay wada gadheen wadamada badda cas kulaala waxaana ay Somaliland heshiis kaas ku tilmaantey mid ay soo dhaweynayso waxii aan qarinimadeeda wax u dhameen