berberatoday.com
Somaliya Iyo Sucuudiga Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Xujey-da Soomaalida Ah Iyo Nooca Uu Yahay Heshiisku
December 24, 2018 - Written by admin

Jiddah(Berberatoday.com)-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo booqasho ku jooga dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Sacuudiga Dr. Maxamed Salalax Bin Dahir iyo Wasiir kuxigeenka Xajka.

 

Mas’uuliyiintan ayaa ka wada hadlay arrimaha xajka iyo sidii loogu kordhin lahaa dadka Soomaaliyeed tirada sanad kasta soo xajisa.

Labada dhinac ayaa ku heshiiyay in sanadkan la kordhiyo tirada dadka Soomaaliyeed ee xujeyda ah, laguna daro 2,200 (Labo kun iyo Labo Boqol oo xujey ah).

Tirada Xujeyda Soomaalida ee sanadkan xajin doonta ayaa ka dhigan  11,500 (Kow iyo Toban kun iyo Shan Boqol oo Xujey) halka sanadkii hore ay aheyd, Sagaal kun iyo Sedex Boqol (9,300 ), waxaana la filayaa in la dedejiyo soo saarista dal ku galka ama Viisaha Xajka.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Nuur ayaa sheegay in la isla gartay sidii loo wanaajin lahaa adeegyada la siiyo Xujeyda Soomaalida, sida deegaanada la dejiyo, gaadiidka, iyo cunnada la siiyo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews