Daawo Muuqalka”Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar
December 25, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay dhaliilo u jeedisay kulankii dhawaan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustage Cagjar
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com