Daawo Muuqalka”Mudaharaad-yadii Ka Socdey Dalka Sudan Oo Sii Xoogeystay
December 26, 2018 - Written by admin
Sudan(Berberatoday.com)-Waxaa sii xoogeystay mudaharaad-yadii ka socdey dalka Suudan taas oo ay dadku ka cabanayaan qiimaha shidaalka iyo roodhida oo kor u kacday