Gudoomiye Ciro Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtey
December 26, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey kadib muddo labada todobaad ah oo uu ku maqnaa dalka Finland
Gudoomiyaha ayaa waxaa madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyey masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani