berberatoday.com
Akhriso Qisada Lamaane Ay Dhimashadooda U Dhaxeeysay Saacado Qudha Iyo Qaabka Ay Wax U Dhaceen
December 27, 2018 - Written by Berbera Today

Australia(Berberatoday.com)-Kumannaan gini ayaa tabruc ahaan loogu aruuriyay qoysaska ay kasoo kala jeedaan lamaane u dhashay dalka Ingiriiska oo dalka Australia ku dhintay, iyagoo dhimashadoodana ay u dhaxeeyeen saacado kooban.

 

Jason Francis, oo 29 jir ah, oo horay ugu ciyaari jiray koox kubadda cagta ah oo ka dhisan magaalada Market Drayton ayaa geeriyooday ka dib markii uu gaadhi ku jiiray meel u dhow hoygiisa uu la wadaagayay haweeney ay isjeclaayeen oo lagu magacaabo Alice Robinson.

Ms Robinson, oo la sheegay iney “aad ugu qalbi jabtay” geerida lamaaneheeda ayaa goor dambe la helay iyadoo meyd ah.

Lacag kor u dhaafeysa 31,000 oo doolarka Australia ah una dhiganta £17,259 oo gini ayaa qoysaska lamaanahan loogu aruuriyay maalmo yar gudahood.

Mr Francis ayaa habeenimadii Sabtida ahayd saaxiibadiis la aaday garoon lagu dheelo ciyaarta loo yaqaanno Rugby-ga, ka hor inta uusan markii dambe Taxi u soo qaadanin gurigiisa.

Booliska ka howl gala galbeedka Australia ayaa sheegay in gaadhi  uu kaxeynayay nin 18 jir ah uu jiiray qof waddada lugeynayay.

Saraakiisha ayaa xaqiijiyay iney sidoo kale wadaan baaritaanno la xidhidha dhimashada qof dumar ah, ayna dhawaan soo saari doonaan natiijada.

Sam Diamond, oo ah madaxweynaha kooxda dheesha kubadda rugby-ga oo uu mar dhow ku biiray Mr Francis ayaa sheegay in lamaanahaasi ay ahaayeen dad aad u dhaqan wanaagsan.

“Waxay wanaagooda ku soo jiiteen quluubta kooxdeenna oo idil”, ayuu yidhi

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews