Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ganafka Ku Dhuftey Cashuurta Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta
December 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi dul dhigtay warbaahinta madaxa banaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/FxGF8lCu2Lo
Berberatoday.com