berberatoday.com
Guddoomiyihii Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Jarmalka Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xisbigiiba.
December 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii Xisbiga Kulmiye Laantiisa Jarmalka Abdirahman Hassan Ali hayste ayaa sheegay inuu iska casilay xisbiga kulmiye masuuliyadii uu uga hayay dalka jarmalka,waxaana uu tilmaamay sababta uu isku casilay ay tahay markii uu madaxwaynaha somaliland Fulin Waayay Qodobadii uu ololaha doorashadda ku soo galay.

 

Guddoomiyaha oo warsaxaafadeed uu soo saaray oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay. Shabakada wararka ee Ilaysnews.com ayaa u dhignaa Sidan.

KU:GUDOOMIYAHA                                         XISBIGA KULMIYE

Iscasilaad.

mudane gudoomiye xisbiguu waxa uu soo maray halgan dheer oo muruq iyo maalba ah,

Mudane gudoomiye

 

xisbigu waxa uu lahaa qorshe u qoran oo la galiyaay wakhti aad u badan, mudane gudoomiye xisbigu waxu uu balan-qaaday horumar, sinaan,caddalaad,

Intaas iyo inkasii badanbaa been ayuu xisbigu ka sheegay balan qaadkiisina waxa uu isku badalay been iyo waxba kama jiraan

Mudane gudoomiye markaan arkaay siyaasadii arimaha dibada ee aan ku dooranay oo soo xidhantaay,

markaan arkaay dhacii iyo boobkii iyo xadhigii oo sii xoogaystaay,

markaan arkaay xisbigii oo noqdaay maqaxii nin kaligii u furaan oo qofkii is yidhaahda wax sax daqaada laga tuuraayo

Waxaan go,aansaday inaan iska casilo xilkii gudoomiyaha xisbiga kulmiye laantiisa jermalka iyo xubinamadii xisbigaasba,

Mudane Abdirahman Hassan Ali Hayste

Gudoomiyaha xisbiga kulmiye laantiisa jermalka,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews