“Cashar Ayaan Ka Baran Doonaa Wixii Dhacay..” Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal”Daawo Muuqal
December 29, 2018 - Written by admin
Moqdisho(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Somaliya Md Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan oo maanta ka hadlaayey fadhigii ugu horeeyey golaha shacabka Somaliya muddo bil ah ayaa waxaa uu xildhibaanada ka hor sheegay in goluhu uu wax ka baran doono waxii soo maray oo uu ula jeedo khilaafkii dhawaan golahaasi soo maray