Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Saxaafada Somaliland Oo 7 Wasiir Hortood Ku Soo Bandhigay Tacadiyada Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Madaxa Banaan
December 29, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Saxafada Somaliland ee SOLJA ayaa waxaa uu madal maanta Hargeysa ay xukuumadu ugu qabatey warbaahinta oo ay ka qeyb galeen wasiiro tiradoodi gaadheyso 7 wasiir uu ku soo bandhigay tacadiyo uu sheegay in warbaahinta madaxa banaan ay kaga imaneyso dhinaca xukuumada talada dalka haysa