Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Maxamed Kaahin Axmed oo maanta ka hadlaayey shir weyne ay xukuumadu u qabatey warbaahinta ayaa waxaa uu cadeeyey in xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxweyne Muuse Biixi ay tabeyso doorkii mucaarid-nimo