”Guurtidu Gole Dhaqan Ma Aha…. ” Garyaqaan Guuleed Dafac Oo golaha Guurtida Ku Tilmaama Kuwo Dalka Fadhiid Ka dhigay Oo Mudo Kordhin Sharci Daro Ah Dabada Haya”Daawo Muuqal
December 29, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Guuleed Dafac gudoomiyihii hore ee xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal Hargeysa lagu qabtay oo lagaga hadlaayey qaabka loo soo dooran doono golaga guurtida oo dhawaan la filaayo inay doorashadoodu dalka ka dhacdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/oosdfsDCMRM
Berberatoday.com